Guddiga soo xulaya shanta kursi ee ugu Dambeeya ee lagu dooranayo Ceel-Waaq oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa caawa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xuleysa ergada soo dooraneysa shanta kursi ee ugu dambeeya ee lagu dooranayo Magaalada Ceel-Waaq. Kuraastan la shaaciyay odayaasha iyo bulshada ergada soo xulaysa ayaa beri oo sabti ah lagu wadaa in lagu doorto magaalada Ceel-Waaq, kuraastan ayaana ah kuwa … Continue reading Guddiga soo xulaya shanta kursi ee ugu Dambeeya ee lagu dooranayo Ceel-Waaq oo la shaaciyay